Madaxwaynaha Hore Soomaliya Xasan Shiiq Xasan oo Ummada Soomaliyeed kasoo kabanayso dhaawici uu ugaystay ayaa waxuu markale doonayaa in Gabre iyo kooxdiisa dalka dib ugu soo Celiyo dalkana u horseedo dibu dhac iyo Horumar la’aan aya maanta shir uu ku qabtay Magaalada Muqdisho waxuu eed usoo jeediyey Dowlada Somaliya asagoo taagero u muujinayo ergaygii qaramada Midoobay ee la cayshay.
Leave a Reply