Daawo:Gaarisa Kenya Kulan lagu taageerayo Dowlada Somaliya Looguna Baaqay Axmed madoobe inuu iscasilo

axmed madoobe

Magaalada Gaariso ee dalka Kenya waxaa ka dhacay kulan balaaran oo ay kasoo qayb galeen dad aad u tiro badan oo ka koobaan qaybaha kala duwan ee Bulshada waynta kasoo Jeeda juubaland, Kulankaas ayaa waxaa lagu taageerayey dowlada Soomaliyeed waxaan looga soo horjeeday Hogaamiyaha Jubbaland Axmed Madoobe.

Bulshada Jubbaland ee kulankaan ka qayb gashay ayaa waxaay ugu baaqeen Hogaamiyaha Jubbaland Axmed Madoobe inuu iscasilo Madaama uu ku fashilmay Hogaanka Jubbaland iskan horkeenay beelaha Daga Jubbaland, Waxaa kaloo kulankaas lagu taageeray Dowlada Soomaliya.

Beelaha daga Jubbaland ayaa waxay dhamaantood kasoo horjeesteen Hogaamiyaha Jubbaland Axmed Madoobe asagoo dhumiyey kalsoonidii shacabkii Jubbaland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.