Kulan ay soo qaban qaabiyeen Naafada Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa lagu taageeray Sharciga Naafada Qaranka ee Barlamaanka Somaliya ay ansixiyeen dhawaan, waxayna Dowlada Soomaliya iyo Hay’adaha Samafalka inay Taageeraan Naafada Degmada Bardheere.
Leave a Reply