Isniin 7 Jaanyo 2018- Qaar kamida Odayaasha dhaqanka degmada Baladxaawo ee gobalka Gedo ayaa qaadacay war murtiyeedkii lagasoo saaray shirkii ka socday magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo, Odayashaan shirkaan ku qabtay Degmada Baladxaawo aya sheegay inaysan kawarhayn laguna casumin shirka la sheegay in lagu soo gaba gabeeyey Magaal;ada Garbaharay ee Gobolka Gedo.
Leave a Reply