Daawo:Wasiirka wasaaradda ganacsiga oo kulan isla xisaabtan ah la yeeshalay waaxyaha wasaaradda.

mareeye

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” ayaa kulan looga hadlayay qorshaha sanadka 2019ka ee hiigsiga Wasaaradda,isla xisaabtanka shaqada iyo su’aalo la iska weydiinayay waxyaabihii u qabsoomay la qaaday agaasime waaxeedyada wasaaradda.
Kullanka ayaa waxaa goob joog ka ahaa la-taliyeyaal sare oo ku xeel dheer arrimaha ganacsiga,taasoo looga gol-leeyahay kobcinta dhaqaalaha dalka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.