Daawo:Xukun dil ah oo lagu fuliyay 2 dhalinyaro ah oo ka tirsanaa Alshabaab

Maxakamadda Ciidanka Qalabka Sida ayaa saaka xukun dil toogasho ah ku fulisay labo dhagar qabe oo k atirsanaa Alshabaab,kuwaasi oo horey u dilay nabadoon can k ahaa magaalada Muqdisho.

Waxaa lagu eedeeyey C/araxmaan Ciise Cali iyo Xasan Cali Xasan in ay horey degmada Wadajir ugu dileen Hilowle Xeefow Xuseen,oo kamid ahaa nabadoona caanka ahaa ee degmadaasi ku dhaqan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.