Madaxweynaha cusub ee dowlad Goboleedka Soomaliyeed ee Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa soo saaray amarkii ugu horeeyay kaas oo lagu joojiyay in lacag laga saaro Akoonada maamulka Puntland taas looga hortagayo inuu Madaxwaynihii hore Puntland Lacago la baxsado, Waraaq qoraal ah oo kasoo baxay Xafiiska Madaxweynaha cusub ee Puntland ayaa waxaa lagu joojiyay in lacag laga saaro Akoonada dowlad Goboleedka Puntland iyo xawaaladaha gaarka loo leeyahay.
Leave a Reply