Madaxwaynaha Cusub ee Dowlad goboleedka Soomaliyeed ee Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa Barlmaanka Puntland ka hor aqriyey Siyaasadiisa haduu ku guulaysto Doorashada Madaxwaynaha Puntland waxuuna Sheegay inuu Wax ka qabano xirirka Puntland iyo Dowlada Federaalka ah ee Somaliya, soo Celinta dhulka kamaqan Puntland, dib u eegista Heshiiska Dekada Bosaaso, ladagaalka Shabab iyadoo aan lakashanayno dowlada Federaalka ah iyo Maamul Goboleedyada iyo Horumarinta kaabaha dhaqaalaha Puntland.
Leave a Reply