Gudoomiayha Barlamaanka maamul Goboleedka Soomaliyeed ee Puntland C/xakiin Maxamed Axmed (Dhoobo ) ayaa kulan sagootina usameeyay wafdigii dhowaanahan ku sugnaa Garoowe ee isugu Jiray Wasiirada iyo Golayaasha Dowladda Dhexe Ee Somaliya kuwaas oo kaqayb galay Doorashadii ka dhacday Puntland.
Leave a Reply