Guddoomiye ku xigeenkii Guddiga Madaxabanaan ee doorashooyinka Qaranka ee xilka ka qaadista lagu sameeyay Sayid cali ayaa ka horyimid arrinkaasi, Waxuuna eedeeymo kala duwan uu u jeediyay Guddiga Doorashooyinka qaranka Somaliya Xaliimo Ismaaciil Yarey isagoo sheegay inay ku kacday isbada maris iyo Musuq Maasuuq.
Hoos kadaawo
Leave a Reply