Xildhibaanada Golaha shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa meel mariyay xeerka Maamulka Bangiga Dhexe oo wax ka bedel lagu sameeyey, 158-Xildhibaan ayaa ogolaatay, halka 17-xildhibaana ay diideen,waxaana sidaasi ansax ku noqday xeerka wax ka bedelka Maamulka Bangiga Dhexe.
Gudoomiyaha Golaha shacabka Maxamed Mursal Shiiq Cabdirixaam ayaa ku dhawaaqay Najiitadii codaynta waxuu kaloo ka kahadlay inuu kalfadhigii 4aad ee Golaha shacabka uu soo Xirmay.
Leave a Reply