Xildhibaan Cabdi Shire Ciyaar jecel oo kamida Xildhibaanada Dowlada federaalka ah ee Soomaliya ayaa codsi ujeediyey Barlaamanka Soomaliya isagoo kacodsaday inaan la’ansixin xeerkaan dowlada ku doonayso in Qof ajnabi ah madaxa kanoqda Bankiga qaranka Soomaliyeed.
Leave a Reply