Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan xasaasi ah waxaa ay ku leeyihiin Magaalada Muqdisho.
Ajandaha kulanka Golaha Shacabka ayaa waxaa uu yahay U codeynta wax ka badelka sharciga Hantidhawraha guud iyo Xeer Maamul Bankiga dhexe.
Mudanayaasha ayaa dood adag ka yeelan doono labadan hindise sharciyeedka.
Leave a Reply