Xaruntii Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud ee Degaanka Cali Buuley oo ku taala Waqooyiga Degmadda Dhooblay ayaa la sheegayaa inay Burburiyeen Ciidanka Kenya kuwaas oo kasoo gudbay Xaduuda, ciidamada Kenya ayaa waxay dhibaato ka gaysteen dalka Soomaliye a gudahiisa wax magdhow ah oo kabixiyaana majiraan .
Leave a Reply