Daawo:Buurdhuubo qiimaha xoolaha nool oo hoos u dhacay

xoolo

Qaymaha Xoolaha Nool lakala Siisto ayaa hoos udhac ku yimid sida aya sheegayaan ganacsatada Xoolaha ee Degmada Buurdhuubo ee Gobolka Gedo, Hoos udhacaan ku yimid qaymaha xoolaha Nool ayaa waxaa sabab looga dhigay xoolihii dalka dibadaiisa loo dhoofin jiray oo yaraaday.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.