Wasaaradda Waxbarshada Xukumadda Soomaaliya ayaa waxay la wareegtay Maamulka Iskuulka Kaaraan ee Magaalada Muqdisho, kaasi oo ay lacag la‘aan Ardayda Soomaaliyeed ku dhigan doonaan, dowlada soomaliya aya waxay sanadkii hore ku dhawaaqday inay iskuulo badan ka dhigayso kuwa lacag la’aan lagu dhigto si aqoonta bulshada kor loogu qaado.
Leave a Reply