Muuqaal:Maamulka gobolka Banadir o ka hadlay dab ka kacay Muqdisho

Dab ayaa ka kacay Goobo Ganacsi oo ku yaalla inta u dhaxeysa Isgoysyada Soobe iyo Banaadir ee Magalada Muqdisho, Guddoomiyaha degmada Hodan Cabdikariin dhega-juun ayaa gaaray goobta waxaana uu sheegay in dabkaan dmintiisa lagu guulaystay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.