Madaxwaynaha Maamul goboleedka Soomaliland Muuse Biixi ayaa m udooyinkii dambe waxuu cadaadis adag kuhayey Bulshada Somaliland asago qaar kamida Bulshada Soomaliland Xabsiga u taxaabay dadkaas oo isugu jira Oday dhaqameed, dhalinyaro facebook wax ku qortay, wariyaal, haween, abwaano.
Cali seeyo oo kamida wariyaasha talefishinka SAAB ayaa waxaa lag hor istaagay inuu asaga iyo shaqaalaha SAAB TV inay galaan Soomaliland waxaana kahor istraagan xukuumada Muuse Biixi ilaa iyo hadaan looma sheegin sababta loogu diiday inay yimaadaan Somalialnd taasina waxay kamid noqotay Cadaadiska Taliska Muuse Biixi ku hayo bulshada Soomaliland.
Leave a Reply