Puntland oo sheegtay Kulankii Madaxwayne Farmaajo inuu guul Kusoo dhamaaday

karash

Madaxwayne kuxigeenka iyo gudoomiyaha Barlamaanka Puntland ayaa waxay dib ugu soo laabteen Magaalada Garoowe kadib markii ay ka qayb galeen caleemo saarkii Madaxwaynaha Koonfur Galbeed Cabdiasiis lafteen.

Madaxwyane kuxigeenka puntaland iyo gudoomiyaha Barlamaanka Puntland ayaa waxay sheegeen inay tageen dhul Soomaliyeed oo laga jecel yahay waxay kaloo sheegn inay la kulmeen madaxdii kale duwanaa ee kaqayb galay Caleeso saarka oo ugu horeeyo Madaxwaynaha soomaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo kaas oo guul kusoo dhamaaday.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.