Ciidamada Ammaanka Maamul Goboleedka Soomaliyeed ee Puntland ayaa howlgal ay ka sameeyeen Xaafadaha Magalada Boosaaso ayaa waxaay kusoo qabteen waxyaabaha qarxa oo la dhigay Goob ka mid ah Magalada Boosaaso.
Shir Jaraa’id oo uu Magalada Boosaaso ku qabteen Mas’uuliyiinta Maamulka gobolka Bari ayaa waxa ay ku faah faahiyeen howlgalkaas iyo waxyaabaha lagu soo qabtay.
Leave a Reply