Daawo: Dr Cali oo Codsi u dirsaday Madaxda Dalka kadib Markii safaradii Pakistaan Albaabada kaxiratay

cali

Dr Cali Cabdislaan oo kamida Ardayada wax kabarata Dalka Pakistaan ayaa waxaa dab ku qabsaday Hoygii uu ka dagaana dalka Pakistaan waxaana dabka dhibaato u gaystay Jirkiisa intiisa badan oo ugu horeeyo Wajiga , madaxa Qoorta gacmaha iyo lugaha.

Dr Cali oo lagu dabiibayao Isbitaal kuyaala dalka Pakistaan ayaa waxuu isku daayey inuu qaylo dhaan udirsado safarada Dalka Pakistaan waxuuna telefanka mar kula xariiray Safiirada Dalka Pakistaan Ambassador Khadija Mohamed Almakhzoumi waxuuna sheegay inay kutiri gaaraan wadaa igu soo celi kadibna waydiiday inay telefeenka ka qabato.

Dr Cali oo u baahan Caawimaad dag daga ayuu waxuu madaxda dalka ka codsaday inay usoo gurmadaan madaama uu yahay Muwaadin Soomaliyeed ooo ku dhibaataysan dalka Pakistaan safaaradii Caawin lahayda ay dhagaha kafuraysatay.

waxaa kaloo Dr Cali waydiisanayaa ummada Soomaliyeed inay gurmad dag daga lasoo gaaraan madaama uusan haysan cid caawisa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.