Madaxweynaha Maamul Goboleedka Soomaliyeed ee Hirshabeele Maxamed Cabdi Awaare oo dib ugu soo laabatay Magaalada Jowhar ayaa ku eedeeyay Siyaasiyiin Ganacsato iyo Waxgarad kasoo Jeeda Hirshabelle iney qeyb ka hurinayaan Dagaal beeleedyada kataagan Deegaanada Hirshabelle.
Leave a Reply