Daawo:wasiir Omaar oo ka hadlay nin Ajnabi ah lagu qabtay Garoonka iyo dilimaadkii Itoobiya Airline

manddeq

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iy duulista Hawada ee Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad (Oomar) ayaa sheegay inay weli su’aalo weydiinayaan ninka ajnabi ah oo lagu qabtay garoonka diyaaradaha ee Muqdisho kaas oo watay Boorso waxyaalo aan lashaacin ay ku jiraan.

Dhanka kale wasiir Oomaar ayaa waxuu ka hadlay sababta keentay in diyaaradii Itoobiya ay joojiso duulimaadkeedii ay 7 jeer todabaadkii ku iimaan jirtay Muqdisho waxuuma sheegay madaaba uu yaraaday Rakaabka imaanaya Soomaliya inay hada imaaanayso 2 Jeer todobaadkii.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.