Madaxwaynaha deegaanka Soomalida Mustaf Cagjar oo kulan laqaatay Golaha Wasirada ee Mamulka Somalida ee Ethopia ayaa Xilki ka qaaday Wasirki Xiriirka Dowlada Guuled Aw Cali iyo Madaxa Xarunta Dhexe ee XDSSI Cabdi Xakiin Cigaal arintan ayaa qeyb ka ah Khilaafka Xoogan ee udhaxeeya Madaxweyne Mustafa Cagjar iyo Axmad Shide oo ah Gudoomiyaha Xisbiga iyo Wasirka Maliyada ee Dowlada Ethopia.
Leave a Reply