Wararka ka imaanaya magaalada JigJiga ee Xarunta Maamulka Deegaanka Soomaalida Ayaa wacuu sheegayaa inuu jiro qal qal siyaasadeed oo u dhaxeeya madaxda ugu sareysa Deegaanka Soomaalida.
Khilaafkaan ayaa waxaa uu udhaxeeyaa Madaxwaynaha Deegaanka Soomalida Mustaf Cagjar iyo Wasiitka Maaliyada Itoobiyaba ahna Guddomiyaha Xisbiga Shacabka Soomalida Axmed Godane.
Labada Masuul ayaa isku afgaran waayey isbadalka cusub ee uu wado madaxwayne cagjar
Leave a Reply