Sheekh Maxamed Keenyaawi oo hadal waano iyo dhiirigalin ah u jeediyey umadda Soomaaliyeed xilli uu maanta ka qeybqaadanayey Ololaha Isxilqaan ee lagu dhisaayo Golaha Murtida iyo Madadaalada iyo Maktabada qaranka Soomaliyeed taas oo uu Madaxwaynaha Soomaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo uu ka ka daahfuray Magaalada Muqdisho.
Leave a Reply