Shir ay soo qaban qaabisay Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha oo ay ka qayb galeen ganacsato Soomaliyeed iyo kuwa kasocda dalka Finland ayaa waxaay kala saxiixdeen heshiisyo Maalgashi, waxaana munaasabadaas goobjoog ka ahaa Wasiir wasaarada Ganacsiga Somaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye.
Leave a Reply