Daawo:Wafti Wasiiro ah oo katirsan Dowlada Somalia oo Gaaray Garoowe

godax

Wasiiro katirsan Dawladda Soomaaliya ayaa waxaa lagu soo dhaweeyey Magaalada Garoowe ee Caasumada maamul Goboleedka Soomaliyeed ee Puntland waxayna ka qabgalaya Caleema saarka Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni waxana ku sodhaweyey Garoonka diyaaradaha Magaalada Garoowe Wasiirka Wax barashada Puntland.
Waftigaan wasiirada ayaa waxaa kamida Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya Cabdullahii Goodax Barre, Wasiirka Dastuurka Cabdi Xoosh Jibriil.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.