Mas’uuliyiinta iyo shaqaalaha Wasaaradda Howlaha Guud iyo dib u dhiska Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta ka qeybgalay barnaamijka kisxilqana oo lagu dhisayo Tiyaatarka Qaranka,waxaana kamid ahaa Wasiirka Howlaha guud Mudane Cabdi Aadan Hooswo, Agaasimaha Guud ee wasaaradaasi Axmed Maxamed Iman iyo agaasime Waaxyada oo uu hoggaaminayay Maxamed C/qaadir Xuseen Agaasimaha Waaxda Maamulka iyo Maaliyadda.
Leave a Reply