Daawo:Cabdiraxman Cabdishakuur ayaan Nasiib u helin inuu kalmado ka sheego goobta Madaxda kusugnaayeen

shakur

Siyaasi Cabdiraxman Cabdi shakuur oo kamida ahaa wafuudii maanta timid Garoowe ayaa nasiib u yeelan inuu kalmado ka jeediyo goobta ay kusugnaayeen madaxda Puntland iyo kuwa maamul goboleedyada Balse Badelkeeda waxaa uu fursad u helay inuu Bananka Garoonka kula hadlo wariyaasha asagoo sheegay inuu ku faraxsanyahay Socdaalkiisa Puntland.

Maalinta Bari ah waxaa Garoowe imaanaya wafti balaaran oo uu hogaaminaayo Madaxwaynaha Soomaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo kaas oo si diiran loogu soo dhaweynayo Magaalada Garoowe waxaana soo dhawayntiisa ka qayb qaadanaya Qaybaha kala duwan ee Bulshada Puntland oo ugu Horeeyo Madaxwaynaha Puntland iyo Madaxda maamul goboleedyada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.