Xaalad Bani’aadanimo oo aad u Liidata ayaa ka Taagan Degmada Buula Burde ee Gobalka Hiiraan Waxaana arinaas War Deg Deg ah ka soo saaray maamulka iyo waxgaradka waxayna baaq deg dega u dirsadeen Dowlada Soomaliya ee Hogaamiyo Madaxwayne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Ra’iisalwasaare Khayre inay lasoo gaaraan hurmad Deg dega madaama biyaha iyo raashinka ku yaraadeen.
Leave a Reply