Daawo:Soo dhaweeyntii Madaxwaynaha Koonfurgalbeed loogu sameeyey Garoowe

laftagareen

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Maxamed Laftagareen oo waheliyaan masuuliyiin ka tirsan Maamulka koonfurgalbeed ayaa soo gaaray Magaalada Garoowe, waxaana garoonka diyaaradaha kusoo dhaweeyey Madaxwaynaha Maamul goboleedka Puntland Siciid Deni uu soo dhaweeyay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.