Dhalinyaro tiro Badan oo shir kuqabatay Magaalada Hargaysa ayaa Madaxwaynaha Soomaliland Muuse Biixi ka Dalbaday in Xoriyadoodii loo soo celiyo Culumo iyo dhalinyaro Buux dhaafiyey Xabsiyada Soomaliland kuwaas oo si aan waafaqsanayn sharciga loo xiray ayakoo wax dambe ah galin.
Leave a Reply