Magaalada jigjiga ee caasumada Deegaanka Soomalida waxaa Shir jaraa’id kuqabtay Odayaasha dhaqanka Deegaanka Soomalida waxaay eed dusha uga tureen gudoomiyaha Xisbiga shacabka Soomalida ahana wasiirada maalioyada Itoobiya Axmed Shide ayakoo sheegay inuu ka dhaga adeegay Taladoodii uuna rabo inuu Kooxdii Cabdi ilay kusoo celiyo deegaanka Soomalida si ay dhibaato kale uga Gaystaan.
Leave a Reply