Maamulka Soomaliland ayaa waxay ka hadleen warar saxaafada Soomaliya lagu baahiyey oo sheegayey in Maayirkii Magaalada Hargaysa uu u baxsaday Dalka Sweden halkaas oo uu qaxootinimo isu dhiibay, Maayir ku-xigeenka caasimadda Hargeysa Cabdicasiis Cago-weyne, ayaa saxaafada uga warbixiyey wararka sheegaya in maayirkii Hargaysa Fakaday axuuna Yiri.
Leave a Reply