Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta goordhow waxa ay gaareen Magalada Garoowe ee Xarunta Maamul goboleedka Somaliyeed ee Puntland.
Wafdiga ayaa waxa ay ka qeybgeli doonaan Xaflada Caleemo saarka Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni,waxana shalay Garoowe gaaray wafdi wasiiro ah oo horudhac u ah wafdiga Madaxweynaha.
Leave a Reply