Daawo:Khudbadii Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni

deni

Madaxwaynahya Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa waxuu khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyey munaasabdii Caleemo saarkiisa waxuuna marka uga mahadceliyey Madaxwaynaha Soomaliya iyo Masuuliyiinta kale ee ka qay b galay caleemo saarka madaxda Puntland, waxaa kaloo Madaxwayne Deni sheegay in midnimada laga shaqeeyo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.