Wasiirka Wasaaradaha Waxabarshada Federaalka Soomaliya Goodax Barre oo uu waheliyo Wasiirka Waxbarashada maamulka Puntland ayaa ka qayb galay Barnaamij Fagaaraha Aqoon iyo is-afgarad oo diirada lagu saarayo Aqoonayahanka iyo ilaha waxsoo saarka wadanka kaas oo kadhacay Magaalada Garoowe.
Leave a Reply