Taliska Ciidanka Asluubta Somaliya ayaa Beeniyay in nin ajanabi ahaa oo ku Xeran Xabsiga Dhexe Lagu Dhaawacay Gudaha Xabsiga waxayna sheegeen warkaas inuu yahay waxba kama jiraan, Taliye kuxigeenka Ciidanka Asluubta ayaa sheegay in Antony Thomas oo Caafimaad qabo mana jiraan cid dhib u gaystay.
Leave a Reply