Magaalada Madera ee dalka Kenya waxaa ka dhacay kulan u dhaxeeya Dowlada Kenya iyo Soomaliya, waftiga dowlada Soomaliya waxaa hogaaminaayey Wasiirka Arrimaha Dibada Dowlada Soomalia Axmed Ciise cawad dhanka Kenyana waxaa Hogaaminaysay wasirada arimaha Dibada kenya Dr Monica Juma .
Kulankaan ayaa waxaa looga hadlay arimaha Amniga Xuduudaha Kenya iyo Soomaliya, Ganacsiga, Socdaalka iyo heshiisyo horay loo gaaray kuwaas oo halkaas lagu kala saxiixday.
Leave a Reply