
Madaxwaynaha Dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele ayaa waxuu kulan kula yeeshay Madaxtooyada dalka Jabuuti Ururada Mucaaradka dalka Jabuuti waxayna kawada hadleen kala duwanaanshaha u dhexeeya Mucaardka iyop dowlada iyo sidii layskaga Kaashan lahaa Horumarka Dalka.
Leave a Reply