
Xisbi siyaasadedka himilo qaran ee hogaansho Shiiq shariif Shiiq Axmed ayaa garowe kuqabtay dood kusaabsan Doorka Xisbiyada ay ku leeyihiin Xoojinta Qaranimada iyo Dowlada-Wanaaga waxaana Dooda ka qayb galay waxgarad, dhalinyaro, Aqoon yahano iyo siyaasiyiin.
Leave a Reply