Koox haween ah oo iskood isuxilqaamay ayaa Magaalada Jowhar ee Xarunta maamul Goboleedka Hirshabeele kabilaabay olole looga digayo haweenka waxyaabaha sababi kara Kufsiga iyo kahortagiisa, Haweenkaan ayaa Xafaadaha Magaalada Tagaya ayakoo lakulmaya Haweenka Magaalada Jowhar.
Hoos Kadaawo warbixintii wariye Dulidiid Shaashaa.
Leave a Reply