Degmada Luuq ee Gobolka Gedo waxaa ka dhacay kulan looga hadlaayey sidii layskaga kaashan lahaa Dayactir lagu sameeyo Wadada isku Xigta Degmooyinka Luuq iyo Doolow, kulan ayaa waxaa kasoo qayb galay waxgaradka iyo Maamulka Degmada Luuq iyo wafti kasocda wasaarada Hawlaha guud ee Dowlada federaalka ah ee Soomaliya.
Leave a Reply