Shalay bay ahayd Markii Madaxwaynaha Soomaliland uu sheegay inuu Madaxwayne Farmaajo Cunaqabatayn saaray dhinac walba leh Soomaliland ayaa waxaa Maanta Wasiirka warfaafinta iyo dhaqanka Soomaliland Cabdirixmaan Cabdulaahi waxuu sheegay Idaacadii iyo telelfishinkii Soomaliland ay xumaadeen.
Dhanka Kale Wasiirka warfaafinta Soomaliland oo wax laga waydiiyey wariyaal loo xiray inay Share, like saareen qiraalo ayaa waxuu sheegay inay saxaafadu xeer leedahay Qofkii ku xadgudbana sharciga lala Tiigsanaayo.
Leave a Reply