
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdulaahi Deni ayaa ka tacsiyeeyay dilkii Boosaaso loogu gaystay maamulihii dakadda Boosaaso ee Shirkada Dp World Paul Anthony Formosa oo kooxda Argagixisada ah ee Al-shabab ku dishay Boosaaso wuxuuna Ciidmada Puntland ugu baaqay inay adkeeyaan Amniga Puntland.
Leave a Reply