Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Beladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan Waxayna la kulmi doonaan maamulka iyo qaybaha Bulshada gobolka Hiiraan si ay uga soo Bandhigaan waxa uu qabanayo Xisbiga Cusub ee xasan shiiq.
Leave a Reply