Ciidamada Amniga Madaxtooyada ayaa lawareegay Xarunta Baarlamaanka Hirshabeele sida ay sheegay Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Hirshabeelle. Xildhibaan Batalaale oo katirsan Baarlamaanka Hirshabeelle ayaa sheegay in maanta Xildhibaanada loo diiday xaruntooda kadib amar ka soo baxay Madaxweyne Waare sida ay u sheegayn Ciidamo la dejiyay Xarunta Baarlamaanka.
Leave a Reply