
Taliyaha Booliska Dowlada Faderaalka Soomaliaya ayaa waxuu soo gaaraya Magaalada Garbaharay ee Gobolka Gedo Isagoo Ka Furidoono Xarunta Booliska Gobalka Gedo, Sidoo Kale Waxaa uu tabar u soo Xiridonaa 800 Askari oo lagu kala tabobaray Degmooyinka Garbaharey iyo Bardheere Waxaana Ciidamadaan boliiska ah loooo qeybindonaa Dhamaan Degmooyinka Gobalka Gedo.
Taliska Booliiska Soomaliya ayaa Maalinta Bari ah tabobar u Soo Xiridoono Ku Dhawaad 400 oo Askari oo Ciidamada Booliska ka mid noqonaayo kuwaas oo Tabobar Dhameystay Magaalada Garbahaaray.
Leave a Reply