
Cabdullaahi Cabdi Cali ( Rubaan yare ) Oo Hada Ah Isku Duwaha Wasaaradda Warfaafinta Isgaarsiinta Iyo Tiknoolajiyada Jubaland Ee Gobolka Gedo .
Ayaa Shaaciyey Inuu Yahay musharax U Taagan Xilka Xildhibaannimo Ee Baarlamaanka Jubaland Ee Sanadkaan 2019-ka Oo Dhawaan La Rajeynaayo In Uu Bilow Xulista Madanayaasha Baarlamaanka Jubaland .
Rubaan AliFarah Waa Aqoonyahan Dhalinyaro Ah diyaarna u ah Qabashada Kursi Baarlamaan Oo Aan filaayo In Uu Siwacan U Gudanayo Waa jibaadkiisa Shaqo ,
Bulshada Jubbaland ayaa Soo Dhaweysay Rubaan Musharaxnimadiisa Ku Aadan Inuu Ka Mid Noqdo Golaha Cusub Ee Baarlamaanka Jubaland Ee Dhawaan la filaayo.
Leave a Reply